Talyaaniga oo dayuurad sida gargaar ka dejiyey Magaalada Boosaaso (Sawirro)

Diyaarad siday gargaar loogu talo galay dadkii ay waxyeelada ka soo gaartay duufaantii GAT ee dhowaan ku dhufatay degaano ka tirsan Puntland ayaa maanta gaartay magaalada Boosaaso . Deeqdan oo ka timid dowlada Talyaaniga ayaa waxaa garoonka Boosaaso geeyay diyaarad xamuul si loogu caawiyo dadkii saameyntu ka soo gaartay duufaantii ku dhufatay deegaano hoos yimaada … Continue reading Talyaaniga oo dayuurad sida gargaar ka dejiyey Magaalada Boosaaso (Sawirro)